Naag kaa dheer ha Jeclaan?(Sawirka Maanta ee Shacabkamedia) PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Monday, 24 December 2012 23:21

Naag kaa dheer ha Jeclaan?(Sawirka Maanta ee Shacabkamedia)

Gaaboow waxa uu taagan yahay :


Yarta dheerey haddaad dhuunta mari lahayd sida dheeftaan calooshaa ku dhigan lahaa .sida dhoola hilaacaa ama dhayska jaruurta dhex yareey dhaayahayga wey ku dhawranayaa kuma dhaafi karaayee dhooleey dhexda ma is qabsanaa,afka dhuxusha iyo dhabanada carfoon markan dhawray buu dhiigu boqol i tagay

hidi hidi hidi

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-X─▒shoono

Email:Shacabkamedia@live.com

Last Updated on Friday, 04 January 2013 10:08
 
Shacabka Media Search
Shacabka Media :- warbaahinta shacabka Somaliyeed.