Gabar Guurkeedii laga naxay kadib markii 12-12-12 maalintii Xasuusta Dunida ku reebtay guursatay Gaal Cajuus ah si ay Rikoorka Guurka u jebiso (Daawo) PDF Print E-mail
Written by Administrator   
Thursday, 13 December 2012 23:44

Gabar Soomaaliyeed oo degan Dalka Sweden ayaa Saxaafadda dalkaas u sheegtay iyadoo ka faa'ideeysanaysa maalintii xasuuska dunidda ku reebtay ee 12-12-12 inay go'aansatay inay guurkeeda ku beegto iyadoo nasiib-darro guursatay Gaal cajuus ah kuna nikaaxsatay Diintiisa Kirishtaanka ah.

Caruusadan Soomaalidda iyo Gaalkan cajuuska ah ayaa Arooskooda waxaa goob-joog ahaa oo isku nikaaxiyay Wadaad lamaanaha Qudbo-sirada isku guursanaya Diinta Masiixiga ah isku guuriya.

Falkan foosha xun ee Gabadhan ay ku guursatay Gaalkan Cajuuska ah ayaa waxaa ka carooday asxaabteeda iyo ehelkeeda,iyagoo ku canaantay hadiiba ay guursanayso inay marka hore Muslimiso kadibna Diinta Islaamka isku guursadaan,balse nasiib-darro  waxay si khalad ah u fahantay micnaha waqtiga 12-12-12 iyadoo asxaabteeda ugu faantay inay waqtigan ku beegtay guurkeeda dhibna aysan u arag inay Gaal Cajuus ah guursato,maadaama ay iyadu ku qanacsantahay si ay Rikoorka Lamaanaha isguurasanayay 12-12-12 ay Guurkeeda Gaalnimada ay ku guursatay  ku beegto.

Daawo:Shacabkamedia:

JavaScript is disabled!
To display this content, you need a JavaScript capable browser.

Shacabkamedia-Beyra-Puntland

Runta Kama-Xıshoono

Email:Shacabkamedia@live.com

 

Last Updated on Monday, 17 December 2012 08:23
 
Shacabka Media Search
Shacabka Media :- warbaahinta shacabka Somaliyeed.